wargalin somali business online

dhamaan ganacsatada soomaaliyed meel kasta oo ay joogaan wax lagu war gelinayaa in somali busines online ay u diyaarisay in ay alaabtood ku iibsan karaan qaab online iyagoo website-ka somali business online ka furan karaan meherad online ah ayna soo geli karaan alabtooda xili kasta.


linkan hoose riix ka dibna buuxi form-ka diwaan gelinta http://somalibusinessonline.com/h…/vendor_logup/registration
ganacsade nagu soo booqo xafiiska shirkadda ku yaall xawaaladii hore dalsan ama ka soo horjeedka jubba hotel
xili kasta waa furan yahay xafiisku
balanteenu waa u adeegno macmaasheena meel kasta ay dunida ka joogaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*