Bugaagta Nabada 2019

Akhriska iyo barista aqoonta nabada waa nidaam aad u wanaagsan oo lagu kobcin karo laguna baahin karo nabada bulshada dhexdeeda.

Waa hanaan aan u isticmaali karno sida dalka soomaaliya oo kale kaaso kasoo kabanaya khilaafaad saldheeraaday oo saamayey dhamaan qaybaha bulshada sida dhalinyarada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Hadaba barnaamujka Abaal marinta Caalamiga ah ee BOOKS for Peace 2019, Ayaa sanad walba abaalmarin caalamiya ama  aqoonsi ah lagu gudoon siiyaa kuwa ka shaqeeya Nabadaynta iyo gargaarka Aadana, si loo muujiyo looguna aqoonsado shaqada wanaagsan ay hayaan, dadkii sanadkan 2019 lagu Aqoonsaday barnaamujka caalamiga ah ee Buugaagta Nabada waxaa ka mid ahaa Mudane; Sharmarke Yusuf  kana mid ah dhalinyarad  soomaaliyeed ee had iyo jeer u heelan gaarsiinta nabada iyo liibaanta shacabka soomaaliyeed oo kasoo kabanaya waayo halaag iyo cadaawad kulansaday.

Link.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*